Ra’isul Wasaare Kheyre oo la filayo in Isku Shaandheyn ku sameeyo Golihiisa Wasiirada iyo…

Warar hoose oo laga helayo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay socdaal qorshe uu Ra’iasul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya uu golihiisa Wasiirada ugu sameenayo isku shaandheyn. Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa la filayaa in uu isku shaandheyn ku sameeyo qaar kamid ah golihiisa Wasiirada, waxaana Wasiirada qaar weyn doonaan xilkooda halka kuwa kalana suurto gal tahay … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo la filayo in Isku Shaandheyn ku sameeyo Golihiisa Wasiirada iyo…